Maxaa ka jira in shaqaalaha dowlada qaarkood aysan mushahar qaadan 9 bilood?

Wasiirka arrimaha dibedda ee Xukuumadda federaalka Somalia Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in shaqaalaha safaaradaha Somalia ku leedahay caalamka qaarkood aysan wax mushahar ah qaadan mudo sagaal bilood ah. Cawad ayaa intaas ku daray in Wasaaraddiisa ay ku yartahay miisaaniyada loo qoondeeyey taasna ay keentay in mushaar la’aan ay ku dhacdo shaqaalaha ka shaqeeya safaardaha … Continue reading Maxaa ka jira in shaqaalaha dowlada qaarkood aysan mushahar qaadan 9 bilood?